Sida loo sameesto promo code 1xbet

Si aad usameysato promo code waxaad ubahan tahy inaad kusoo biirto barnaamijka 1xpartners or partners1xbet
Waa Maxay 1xPartners or Partners1xbet?
1xPartners waa barnaamijka affiliate-ka rasmiga ah ee shirkadda 1xBet, kaas oo kuu oggolaanaya inaad lacag ka hesho adigoo ku diiwan galinaya ciyaartoy cusub promo code kaaga. Barnaamijkan ayaa si weyn uga shaqeeya adduunka oo dhan, wuxuuna leeyahay nidaam commission oo faa’iido badan leh.
Sida Loo Bilaabo
- Booqo Bogga Rasmiga ah
Tag website-ka: https://1xpartners.com - Iska Diiwaangeli
Buuxi foomka diiwaangelinta adigoo gelinaya macluumaadkaaga saxda ah sida magaca, emailka, dalka, iyo habka aad suuq-geynta ku sameyn doonto. - Sug Xaqiijinta
1xPartners waxay kuu soo diri doontaa email xaqijin aqbalaad ah ee akoonkaaga affiliate. - Hel Qalabka Suuq-geynta
Marka aad gasho dashboard-ka, waxaad ka heli doontaa link-gaaga gaarka ah, banner-yo, iyo qalab kale oo kaa caawinaya inaad si fudud u suuq-geyso. - Bilaaw Suuq-geynta
Faafi promo code-kaaga , baraha bulshada, ama meel kasta oo aad heli karto, si aad u keento ciyaartoy cusub oo lacag kuu keena.
Faa’iidooyinka Barnaamijka 1xPartners
Commission Heer Sare Ah: Waxaad kasban kartaa ilaa 45% ilaa 50% ee dakhliga ciyaartoyda aad keento.
Taageero Caalami Ah: Waxaa jira taageero iyo tababar joogto ah oo kaa caawinaya horumarinta ganacsigaaga.
Dashboard Casri Ah: Waxaad si fudud ula socon kartaa dakhligaaga, tirada ciyaartoyda, iyo warbixino faahfaahsan.
Shuruudaha Muhiimka Ah
Minimum Lacag Bixin: 30 USD ama wax ka badan, iyadoo ku xiran dalkaaga.
Traffic Sharci Ah: Waa in suuq-geyntaadu noqotaa mid sharci iyo anshax ahaan sax ah.
Negative Commission: Haddii ciyaartoyga aad keentay uu lumiyo lacag badan ama isticmaalo gunnooyin badan, waxaa laga yaabaa in commission-ka lagaa jaro.
Diiwaangelinta iyo Xiriirka Soomaalida
Haddii aad Soomaali tahay oo rabto inaad ka mid noqoto barnaamijka affiliate-ka, waxaad iska diiwaangelin kartaa link-gan gaarka ah:
👉 https://bit.ly/1xsomalia
Kadib, la xiriir local manager-ka Soomaaliya oo kaa caawin doona horumarinta iyo taageerada promo code ka:
📲 https://t.me/kasino1x
Gunaanad
Barnaamijka affiliate-ka 1xPartners waa fursad weyn oo aad ku bilaabi karto ganacsi online ah oo dakhligaaga kordhin kara. Waxaa muhiim ah inaad si fiican u fahamto shuruudaha iyo sida loo suuq-geeyo si guul loogu gaaro. Ha moogaan fursaddan!
Wad mahadsan thy